asmar 6million ciyaal xamar şarkı sözleri

Somali music to the limit 6million Aduunka gabo gabo qofkii xun lamaraboh Somali waa mid taas waligaa garoh Wadadii sharma boy qofkastaba maba maroh Siyaad bare asile dadkan cashar baroh Xabashi tuug tuug waxaa tahay baranbaroh Muqdisho aniga dhiigeyga ushuboh Hadee na aqoon ma aqoonsaneeno Hadee nooxanaaqaan masasabeenoh Wexee bilaabeen film tuugnimoh Hada naga filo ciyaal suuqnimoh Waloo dhashaa ciyaal xmr nimoh Kalasaar yeekuqaadin doqonimoh Kaalay dhaqo mininkaa yeekuqaadin naagnimoh Haraadin veiws iyo caanimoh Hakabixin diintaa hasheegan gaalnimoh (Hakabixin diintaa hasheegan gaalnimo) Yaa ku dhahay wilashaan wax mataraan? Hada iskabaro wilashaan maharaan. Wax maqarshaan! Caloshey kahadshaan! Qabo magalaan. Dabcigaas waxa leh raga liitan Garooba kunacay igadiip kiradhan Madax lee rabee igusii jiradhaan! Garooba kunacay igadiip kiradhan Madax lee rabee igusii jiradhaan! (Madax lee rabee igusii jiradhan) Fake fake` fake rapper kuligood anigaa dilay Qalpiga cadawga anigaa gilgilay Dhankaygaa ka tahay adi boonbale Fanka waxa shita nigga anigoo kale Fiiri saxib waxaa rabaa inaa gaaro meelsare Iirajee meel fcn saan ugaaro heersare Saan saan inlooraabo qofka keenay Masabraan mahayaan nigga wax kle Saan saan inlooraabo qofka keenay Masabraan mahayaan nigga wax kle Wadan gumeesi kadiiday italia Qisadaas laguqoray buug qaaliya F*ck ma aqaanoh ethiopia Sooxasuuso 77 adho qof baariya Soomali toostoos Wixii kale hoos hoos Maalmahaan macunin iyagoodhan coos Xassan sheiq dalka isagaa u ah boss Villa somalia iyagaa leh choice Intakle nah hoos Weeyaabeen markee arkeen somali rick rose Villa somalia iyagaa leh choice Intakle nah hoos Weeyaabeen markee arkeen somali rick rose Yaa ku dhahay wilashaan wax mataraan? Hada iskabaro wilashaan maharaan. Wax maqarshaan Caloshey kahadshaan Qabo magalaan. Dabcigaas waxa leh raga liitan Garooba kunacay igadiip kiradhan Madax lee rabee igusii jiradhaan Garooba kunacay igadiip kiradhan Madax lee rabee igusii jiradhaan
Sanatçı: Asmar 6million
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi:
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Asmar 6million hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı