baajamaall & inamukhtar sodhawaada duyuufta odhan şarkı sözleri
Dhawaq aan meel dheer ka maqlay
Codka shimbir soo dhowaatay
Oo dhaheysa ayaan dhageystay
Soo dhowaada duyuufta oo dhan
Dhabtii farxad weeye maanta
Cid kastaa dheehatoo u jeeda
Oo dhankastoo aan jeesto
Soo dhoweyntiinaa ku dheehan
Dhawaq aan meel dheer ka maqlay
Codka shimbir soo dhowaatay
Oo dhaheysa ayaan dhageystay
Soo dhowaada duyuufta oo dhan
Marti weeyaan soo dhoweyn leh
Waa dad dhabtii qiimo weyn leh
Qalbigeena aan ka dheeraan
Soo dhowaada martaay dhamaantiin
Dhawaq aan meel dheer ka maqlay
Codka shimbir soo dhowaatay
Oo dhaheysa ayaan dhageystay
Soo dhowaada duyuufta oo dhan
Joogitaankiinaaba dheef ah
Dadka oo dhan baa u heelan
Soo dhoweyntiinee ahaada
Kuwa dhexdeena ku sharfan
Dhawaq aan meel dheer ka maqlay
Codka shimbir soo dhowaatay
Oo dhaheysa ayaan dhageystay
Soo dhowaada duyuufta oo dhan