baash junior ha idilin şarkı sözleri

Macalin ha idilin Khalada aan samenin ha igu xaasidin Khabiilkay ga ha iiweedinin Ani waa yarahay taas hailoowin Macalin ha idilin Macalin ha idilin Qalbiga ahaga jibin Qab yaalad ha ibarin Qal qal ha igo ridin Qab Riga ha dirin Qaab kaan ku sucdo waasax Waxaad islaheed wax ba Waxaan noqday waxsare Kadib waa ikan Waa rumeyey riyadii 34 Walwal ha igo beerin Waa lidiintay ha igu dirin Dogsiga ha igu duubin Ani waa yarahay taas hailoowin Macalin ha idilin Khalada aan samenin ha igu xaasidin Khabiilkay ga ha iiweedinin Ani waa yarahay taas hailoowin Macalin ha idilin Macalin ha idilin Macalin ha idilin Khalada aan samenin ha igu xaasidin Khabiilkay ga ha iiweedinin Ani waa yarahay taas hailoowin Macalin ha idilin Macalin ha idilin Waxa sameesay ima badalin Waxa nuqday will adag Walidkii isoo kuriyey Wanaag buu i baray Hurmar ba ku gaaray Ducadoodaa i rumoow day Hooyo iyo aabo kalatagay baanaa Arootooda dayacanaa Ilahay baa obaryaa iney hurmargaaraan Waxee rabaaan helaan Waxbarashada ku dadaa Meel fiican gaaraan Macalin ha idilin Khalada aan samenin ha igu xaasidin Khabiilkay ga ha iiweedinin Ani waa yarahay taas hailoowin Macalin ha idilin Macalin ha idilin Macalin ha idilin Khalada aan samenin ha igu xaasidin Khabiilkay ga ha iiweedinin Ani waa yarahay taas hailoowin Macalin ha idilin Macalin ha idilin Waxa rabey wa sameyey Waxi tage waa tageen Aan diiradda saaro mustaqbalka Waxa rabeyq wa sameyey Waxi tage waa tageen Aan diiradda saaro mustaqbalka Macalin ha idilin Khalada aan samenin ha igu xaasidin Khabiilkay ga ha iiweedinin Ani waa yarahay taas hailoowin Macalin ha idilin Macalin ha idilin Hooyo waa kujeclahay Aan diiradda saaro mustaqbalka Waa DODAVA on the beat Aan diiradda saaro mustaqbalka Baash another good vibes Forever
Sanatçı: Baash Junior
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 3:03
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Baash Junior hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı