bananasoverdose xusuus (feat. tite x) şarkı sözleri

Inuu been ila jilaayee Adaa boqorow ogaaye Inuu been ila jilaayee Adaa boqorow ogaaye BOD BOD B O D War wixii suu bixii Gabdhihi suu kicii Dhax yar aan saan ruxii Ilimahayga qarii Ilmihisaa gudii Gus yariis sii yarii Dugsigisaa sareey Aabahaaga caree Inuu been ila jilaayee (tirii, tirii) Adaa boqorow ogaaye (qarii, qarii) Inuu been ila jilaayee (tirii, tirii) Adaa boqorow ogaaye (qarii, qarii) Wixii dabkaa galaa waa halkaas Wixii salkaa galaa dee waa muus Wixii dhiiga dilaa waa ba xishood Wixii Caawa tagaa waa ba xusuus Wixii dabkaa galaa waa halkaas Wixii salkaa galaa dee waa muus Wixii dhiiga dilaa waa ba xishood Wixii Caawa tagaa waa ba xusuus Inuu been ila jilaayee (waa ba xusuus) Adaa boqorow ogaaye Inuu been ila jilaayee (waa ba xusuus) Adaa boqorow ogaaye Bariiskiisa uu tirii Xabadissa uu qarii Bariiskiisa uu tirii Xabadissa uu qarii Bariiskiisa uu tirii Xabadissa uu qarii Bariiskiisa uu tirii Xabadissa uu qarii Cilmigagaa farree Finger f*ck o farree Cilmigagaa farree Finger f*ck o farree Cilmigagaa farree Finger f*ck o farree Cilmigagaa farree Finger f*ck o farree Wixii dabkaa galaa waa halkaas Wixii salkaa galaa dee waa muus Wixii dhiiga dilaa waa ba xishood Wixii Caawa tagaa waa ba xusuus Wixii Caawa tagaa waa halkaas Wixii salkaa galaa dee waa muus Wixii Caawa tagaa waa halkaas Wixii salkaa galaa dee waa muus Wixii Caawa tagaa waa halkaas Wixii salkaa galaa dee waa muus Wixii Caawa tagaa waa halkaas Wixii salkaa galaa dee waa muus
Sanatçı: Bananasoverdose
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 2:49
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Bananasoverdose hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı