chaerin kim rendezvous: somali şarkı sözleri

Waan ku sii diiraaya immika Wakugu haynayaana qalbigayga Way igu adagtahee hayeeshee waan ku sii diraayaa immiika Adiguun baan ku jeclaa Kkuna sugaayaay Haddase waan ku sii daynaya Shaluun baan kulannoo Riyadaydaad iigu timoo Adoo ooyaayaad i dhahdee Adigu ma ijeclid Miya i sii deeynilahed Miyaadse i sii sugaysay Inaan ku ag joogaan rabee fadlan ha i sii daynin Ma ogi inaad i xasuusan tahay gebi jacaylkaygaad heshe hadan ogayen wa cadi Hadda farxad baan ku riyoonayaa murugadaan iska reebayaa Rayrayntaydaan buxinaya waad i jeclayd,sabab Iyadaad iga dhex aragtay balse anaa kaa sii jecel Hodiyojeer waan ku difaacayaa kumanci sii daynaayo waligega Jawharkaykiiyow jacaylkaykiiyow fadlan dheh waan wada joogaaynaa oo i aamin Gacmaha aad iigu qubo Oo markale ha i sii diiynin
Sanatçı: Chaerin Kim
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 4:51
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Chaerin Kim hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı