haanoo cadee beela beela şarkı sözleri

Beela beela, inantu beela beela (beela beela, inantu beela beela) Beela beela, fadhiga kasoo kaca dheelaa (beela beela, fadhiga kasoo kaca dheelaa) Beela beela, inantu beela beela (beela beela, inantu beela beela) Beela beela, fadhiga kasoo kaca dheelaa (beela beela, fadhiga kasoo kaca dheelaa) Uhh, I wanna rap like never before! I wanna make, my mama so proud! Am gonna be a star, Somali superstar (Somali superstar) Ima celin kartaan, awowe am back Jafaa jafaa, hada soo safaa! Kuwa buuq wade, line soo gala All fake rapers, waan wada shafaa (all fake rappers) Shiix shiix, ma kasaayi, shantaan kula galaa Waxaa doonti sheeg, ani shafkaa kuu tumaa Waxa doonti sheeg, ani shafkaa kuu tumaa (ani shafka kutumaa) 001 (heey) Sheshe fully bro, we are not done! Give me de weed, I wanna have fun (i wanna have fun) Shesh ma cawo, waxaan rawo waa skank Say again 001 (001) Sheshe fully bro, we are not done (we are not done) Give me de weed, I wanna have fun (give me the weed, i wanna have fun) Shesh ma cawo, waxaan rawo waa skank (shesh ma cawo, waxaan rawo waa skank) We're de army, coming straight to miami! Rap saan u tirinaayo firii! Waan idin salaami, circa firii 'who's there? Waan soo labtee, and I don't scare (I don't scare) Haanoo Cadee, I don't care (I don't care) If you don't know me, just take care (shh shh, uh) Beela beela, inantu beela beela (beela beela, inantu beela beela) Beela beela, fadhiga kasoo kaca dheelaa (beela beela, fadhiga kasoo kaca dheelaa) Beela beela, inantu beela beela (beela beela, inantu beela beela) Beela beela, fadhiga kasoo kaca dheelaa (beela beela, fadhiga kasoo kaca dheelaa) Uh, Rap mataqanid (yea) Dumar wax, ma dhaamid (yea) Boto' boto' boto' boto' aayad maheysid Hadan sojessto, waad carareysaa (waad carareysaa) Hadan sojestoo, waad gam baneysaa (waad gam baneysaa) Hadan sojestoo, waad carareysaa (waad carareysaa) Hadan sojestoo (sojestoo) Hadan sojestoo (sojestoo) Gees ka Gees, magalada waan qasna Bez 2 bez, wali waa fadhinaa Baby dheel, kubkaaga macana Inyar sug madaxan furana (madaxa furana) Hoogaye ba'ayee, roobaa dhacayee! Xadaa i kacayee, dhaxana dhacayee, malawee Waxa kusaaran, ani igu kululey Ikululey kadib, aan kugu bururee! Gees ka Gees, magalada waan qasna Bez 2 bez, wali waa fadhinaa Baby dheel kubkada macana Inyar, isug madaxan furana (madaxa furana) Beela beela, inantu beela beela (beela beela, inantu beela beela) Beela beela, fadhiga kasoo kaca dheelaa (beela beela, fadhiga kasoo kaca dheelaa) Beela beela, inantu beela beela (beela beela, inantu beela beela) Beela beela, fadhiga kasoo kaca dheelaa (beela beela, fadhiga kasoo kaca dheelaa) Maquwestayaal Yaa xabiibi Hashac Haanoo Cadee baby uh
Sanatçı: Haanoo Cadee
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 3:23
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Haanoo Cadee hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı