haanoo cadee never give up şarkı sözleri

Yeah (yeah) Uh huh (uh huh) cnother one (another one) Wagwaan Haanoo Cadee (haanoo cadee) Uh Rappara la wayada yahay, kuligooda fiiriya! Runta jirta, sheegi rabaa, sabar yar muujiya! Sharma boy, qof kula tartamooyo ma jiro tulia (tulia) My nigga Jeazy, take it easy! Horaan kuugu sheege, this was my war (this was my war) You better keep it, low (keep it low) Hadii kale, karbaash waa igu leedahay 'my bro Let me change the language, see u fahmaan all! Ladies and gentlemen, i ain't lookin' 4 fame! We all rapping in the game, but we ain't the same! (uh) cm the baddest of all, of course you know my name! Haanoo 'say it again (Haanoo) Haanoo 'say it again (Haanoo) Haanoo 'say it again (Haanoo) cm taking this shitt to, international Loud and clear, awoowe this is getting personal If you come back, waxaan kugu ridaa heart attack Talent waan u dhashay, so bro, don't look my swagg (my swagg) Indhaha taag! cla yaa u fasiraa 'Jack Goat 'means! Greatest of all time' (greatest of all time) Nooo, ani waaye kuma dhihin! f*ck (f*ck) Ohh! Hada mana ibara diss track? (diss track) Hadaa aamuso, ma aha inaan cabsanayoo! Buun buuniya ciyaalka, balse la ima garayoo! Wax barta, jaahiliinta gaajada u heesayoo! Laxanka badal hadii kale ku qariyoo Ma fashilee? cla maya ka qaleey noo! Never let the world laugh at you, bro The haters will believe 1 day, to know! cm making dreams to be reality now! Sit down, sit down, kneel down waan imaade bow down Taka taka kuligiin, i'mma 1 show man You can copy my flow Saan uma heesi kartid am sorry my bro! Heads up, walaashada irabto mugoo! Haanoo cadee heesihiisa iigeey abow! (Haanoo cadee iigeey) That's me! Underground to the top listening to me Wili mana faani, faani, Sidadoo kale damiin Cabsi baani gasho, markaa anilee imaqashiin! Heestaan iyo hesta ku xigta, kuligood waa fariin! Wada, waxaa wadiin balse ani waaye abihiin! Madaxa adoo furanin! Heestaan ha dhageesanin You say whaaaat? I say! Never give up, magaceega lawaad waaye! Never give up, the war must go on! Never give up, cabsi cabsi erayo lee waaye! Never give up, who are you? James Bond! (Who are you?) Never give up, maalin walbo, Maalinteda waaye! Never give up, bad days are gone Never give up, hamigeyga meel dherwaaye Never give up cyub Kaarlo bo, waa 'Don (cyub kaarlo bo, waa 'Don) Ne-ne-never give up (ne-ne-never give up) Uh, marka lagu dhaho, ma sameen kartid! Samee (samee) cabo, baa i dhahay, cadowgaaga u ducee (u ducee) Maalin walboo, kaa sheekenaye iska deey Magacaaga kor geey, everyday ku xumee, riyadaada ka dhabee (hee) Everyone is hustling, to survive to today Beefka yareey, work hard lee samee Waana gaari doontaa, meeshaa rabtid I say Never count your eggs, before they hatch! Motherfucker, aamus 'you talk too much! Ciyaarta, kuleelaa ka dhigay first touch! If you don't know? Go do research! You better think twice Madaxa furo, cab king size, feel nice! Be wise, take my advice Enjoy your fucking fake life cku dubeeyo live, ma qarqarinaayo danbo, coz you're my wife Give me the mic, give me the vibez, I rule like Escobar Tv daar, kama baqo vaar, meey kidaari, hoo kan cab (hoo kan cab) cyy, I legalise kontrobandha! I legalise what?
Sanatçı: Haanoo Cadee
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 3:33
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Haanoo Cadee hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı