karan yassin official dhamaystiran (feat. suldaan-seraar) şarkı sözleri

Inkastoon dawaafo bibadaha wareegaba Markii aan Ku doortaan dugsi raaxadii ralay Miyay dunida joogaan dumar adiga kula midi Sow ruuxdan kuu diran dadka kaama soo xulan Naftaydaa dareen dhaba kugu daydayasoo Dartaa dheelmanaysee hadaad diidi lahayd shalay Sow maan noqdeen doob aan haween ka door bidin Sacdiyaay sow maan noqdeen doob aan haween ka door bidin... Hadii aanad darajayn qalbigayga daawayn Sow dahabka maankaay cidlo kuma dayoobeen Dubaaqii riyoon jiray adigaa runta u diray Oo nolol ku deeqay waxaad doonto ogoli Naftaydaa dareen dhaba kugu daydayasoo Dartaa dheelmanaysee hadaad diidi lahayd shalay Sow maan noqdeen doob aan haween ka door bidin Sacdiyaay sow maan noqdeen doob aan haween ka door bidin...
Sanatçı: Karan Yassin Official
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 3:57
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Karan Yassin Official hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı