qamar suugaani ku wiirso kuwaan ogaa şarkı sözleri

Was waas kelinimo dhibkeed Markaan weehdeen lurmee Ubaryey weynaha si wayn Wadadii raysigeen maraay Warshadii farxaddiyo libtaay Was waas kelinimo dhibkeed Markaan weehdeen lurmee Ubaryey weynaha si wayn Wadadii raysigeen maraay Warshadii farxaddiyo libtaay Wadaaga caashaqaa nasimay Wuxuu soo maray duruuf Adaa kawarbixin karoo Naftuna ku wakiilatee Wacaa miidhiyaha kasii wacaa Kasii miidhiyaha wacaa Kutuur nacabkeena waran Ku badi weedhaha kulkulul Ku qosol ha go'ee wadnuhu Kuwad jees jeesiddoo Ku wiirso kuwaan ogaa Kutuur nacabkeena waran Ku badi weedhaha kulkulul Ku qosol ha go'ee wadnuhu Kuwad jees jeesiddoo Ku wiirso kuwaan ogaa Ku wiirso kuwaan ogaa Dhaaxaan wakhti iyo nasiib Dhawroon wardiyoon samree Markuu waayihii lib dhalay Wacnaantan sugeen helaay Waaxid taan ku mahadiyaay Dhaaxaan wakhti iyo nasiib Dhawroon wardiyoon samree Markuu waayihii lib dhalay Wacnaantan sugeen helaay Waaxid taan ku mahadiyaay Adaan warwartira dartaa Sax iyo wow idhi kunjeer Markaad wadna ladhatimoo Dadkana kaa weheshadee Aa well done Well done baan ku idhi Well done Well done well done baan ku idhi Kutuur nacabkeena waran Ku badi weedhaha kulkulul Ku qosol ha go'ee wadnuhu Kuwad jees jeesiddoo Ku wiirso kuwaan ogaa Kutuur nacabkeena waran Ku badi weedhaha kulkulul Ku qosol ha go'ee wadnuhu Kuwad jees jeesiddoo Ku wiirso kuwaan ogaa Ku wiirso kuwaan ogaa
Sanatçı: Qamar Suugaani
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 4:27
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Qamar Suugaani hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı