qare the mask aqbal şarkı sözleri

Qof yahay quruxdaada weeye Midaan qalbigeyga waashey Qof yahay qiimahaaga weeye Waxaan qalbigeyga waaley Qof yahay qiyaastaada weeye Midaan qalbigeyga waashey Qofyahay quruxdaada weeye Midaan qalbigeyga waashey Qofyahay qiyaastaada weeye Midaan qalbigeyga waashey Qof yahay qiimahaaga weeye Waxaan qalbigeyga waaley Quruxdaada darteed Inta dunidaan dumar nool Baby there's no one like you Quruxdaada darteed Inta dunidaan dumar nool Baby there's no one like you Adaan ku rabaaye I aqbal Ayaantaan ku raadshee I aqbel Aqal kaa agwaree I aqbal Aaya haagaan rabaaye I aqbal Snap kaa la isiiyee i aqbal Sawirkeey soo tuuree iga sax Kuwa sexsy ah weeyee iga sax Aha baby girl iga sax Hadaadan igu haysan iisheeg Dookhaaga ahayn heedhe iisheeg Ayaamo I wareejine iisheeg Heedhe hay habaabine iisheeg Asaagey iga reebine iisheeg Rajo beena isiinee iisheeg Oh lord! Baby girl ha I dhumine iisheeg Ha I dhumine iisheeg! Haw I don't wanna west my time Baby girl wanna west my time No no now Don't lie to me now. Baby. gacantaada qabtaan rabaa ah Gurigeena ku geeyaan rabaa ah Gacalkeyga kusoo baraan rabaa ah Baby girl thats real love ahaha Qof yahay quruxdaada weeye Midaan qalbigeyga waashey Qof yahay qiimahaaga weeye Waxaan qalbigeyga waaley Qof yahay qiyaastaada weeye Qof yahay quruxdaada weeyeh Midaan qalbigeyga waashey Qof yahay qiimahaaga weeye Waxaan qalbigeyga waaley Qof yahay qiyaastaada weeye Qof yahay quruxdaada weeye Midaan qalbigeyga waashey Qof yahay qiimahaaga weeye Waxaan qalbigeyga waaley Qof yahay qiyaastaada weeye
Sanatçı: Qare the Mask
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 3:29
Toplam: 14 kayıtlı şarkı sözü
Qare the Mask hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı