qare the mask been iyo balaayo şarkı sözleri

Xaraarug anoo ahoo Xiskeyga asoo kujecel Xagaaga anoo nugul Xushmadee cishqigee wacnaa Adaa xarigiisa jarey Xushmadii cishqigee wacnaa adaa xarigiisa jarey Xasuus tii hore aan ogaa xubigaad laxanuunsaneyd Maxigtaa yiri beey aheyd Xash xash tii sheekadeenee macaaneyd maxasaasi beena beey aheyd Xash xash tii sheekadeenee macaaneyd maxasaasi beena beey aheyd Beena beey beena beey beena beey beena beey beena beey beena beey beena beey beena beey Beena beey beena beey beena beey beena beey Aheyd Haduu xiisaha kalgacal xabiibti marqura ahaa Qalbiga waan kaa xidhee ku xasil xaruma kaleeto Kuxasil xaruumaha kaleeto Haduu xiisaha kalgacal xabiibti marqura ahaa Qalbiga waan kaa xidhee ku xasil xaruma kaleeto Kuxasil xaruumaha kaleeto Haduu xiisaha kalgacal xabiibti marqura ahaa Qalbiga waan kaa xidhee ku xasil xaruma kaleeto Kuxasil xaruumaha kaleeto Kuxasil xarumaha kaleeto leeto leeto leeto leeto leeto I don't need Fake love I don't need been iyo balaayo I don't need Fake love I don't need been iyo balaayo I don't need Fake love I don't need been iyo balaayo I don't need Fake love I don't need been iyo balaayo Xaal keeygu waa sidii hore Xaal keeygu waa sidii hore Xaal keeygu waa sidii hore xaalkeygu waa sidii hore Xaal keeygu waa sidii hore Ku xasil xaruma kaleeto Kuxasil xaruumaha kaleeto Waa taad xarfaha quraanka Xakiim aad ku dhaaratee Inaan xarun wada dagnee Xad dhaaf iyo xul xulasha kale Maxaa xariif nimada keeney Maxaa xariif nimadaa keeney Haduu xiisaha kalgacal xabiibti marqura ahaa Qalbiga waan kaa xidhee ku xasil xaruma kaleeto Kuxasil xaruumaha kaleeto Haduu xiisaha kalgacal xabiibti marqura ahaa Qalbiga waan kaa xidhee ku xasil xaruma kaleeto Haduu xiisaha kalgacal xabiibti marqura ahaa Qalbiga waan kaa xidhee ku xasil xaruma kaleeto Kuxasil xaruumaha kaleeto Haduu xiisaha kalgacal xabiibti marqura ahaa Qalbiga waan kaa xidhee ku xasil xaruma kaleeto Kuxasil xaruumaha kaleeto Kuxasil xaruumaha kaleeto Kuxasil xaruumaha kaleeto I don't need Fake love I don't need been iyo balaayo I don't need Fake love I don't need been iyo balaayo I don't need Fake love I don't need been iyo balaayo I don't need Fake love I don't need been iyo balaayo I don't need Fake love I don't need been iyo balaayo I don't need Fake love I don't need been iyo balaayo
Sanatçı: Qare the Mask
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 4:17
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Qare the Mask hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı