qare the mask cilad şarkı sözleri
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Jacaylku waa ii cir da ay
Xiisuhu waa igu cusayb
Naf bay calmatee naftani
Cindiga iyadaa ku qoran
Dookhaa i cadaadiyoo
Cuddoon waan doonayaaya
Caloosha waxaan ka tebo
Carrabka kama sheegi karo
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Gob weeyaan aan mar Curan
Mandarin weeyaan cas galay
Cabaad yuhu waa asali
Dhexdana taakaan cabbiray
Culays maleh aan ku naco
Caatana maaha aan ka dido
Caashaqa qalbigayga degey
Carfoon uma soo bandhigan
Culays maleh aan ku naco
Caatana maaha aan ka dido
Caashaqa qalbigayga degey
Carfoon uma soo bandhigan
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Yeah
Markii Cidla Aan dareemoh
Macaan Kusoo xasuusto
Waan is taab taab taa
Istaab taab taa AHA
You know what They say
Ciladna Majirtee Macaan
Calaa shaan Waa jaceyl
Cindiga adigaa kuqoran
Ciladna Majirtee macaan
Calaashaan waa jaceyl
Culays maleh aan ku naco
Caatana maaha aan ka dido
Caashaqa qalbigayga degey
Carfoon uma soo bandhigan
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl
Cillad-na ma jirtee dhibkuna
Calaashaan waa jacayl