qare the mask dawada nolosheyda şarkı sözleri

Dawada nolosheyda baa tahay Macaan qiimeysa baa tahay Nafteeyda qadarisa baa tahay Jacayl keena dhoowrta baa tahay Qiyaas iyo quruxdi baa tahay Nafteeyda qaboojisaa tahay Dawada nolosheyda baa tahay Macaan qiimeysa baa tahay Nafteeyda qadarisa baa tahay Jacayl keena dhoowrta baa tahay Qiyaas iyo quruxdi baa tahay Nafteeyda qaboojisaa tahay Waaan kuu dam qana yaaaaah Waan kuu dam qana yaa yeeeeheeeee Intaa dunidaan ku nooshahay Dumar kale ma eegoo Dabci xumo makeenee Ee dulqaadka noo badi Ana igu kalsoonoow Kuma dhaa wacaayee Ana igu kalsoonoow Kuma dhaa wacaayee Dawada nolosheyda baa tahay Macaan mida quudisaa tahay Qalbiga i qaboojisaa tahay Qureeshtii haweenka baa tahay Qorsheeysa nolosheena baa tahay Qiyaasta nafteeyda baa tahay Qadarisa jaceylka baa tahay Qadarisa jaceylka baa tahay Dawada nolosheyda baa tahay Macaan mida quudisaa tahay Qalbiga i qaboojisaa tahay Qureeshtii haweenka baa tahay Qorsheeysa nolosheena baa tahay Qiyaasta nafteeyda baa tahay Qadarisa jaceylka baa tahay Qadarisa jaceylka baa tahay Kalsoonidu waa muhiim Kal gacalkuna waa waxkale Anigu kuma dhaawacoo Dhaxana kuma aan dhigee Habeyn iyo maalin ku dhaqi Waaan kuu dam qana yaaaaah Waan kuu dam qana yaa yeeeeheeeee Intaa dunidaan ku nooshahay Dumar kale ma eegoo Dabci xumo makeenee Ee dulqaadka noo badi Ana igu kalsoonoow Kuma dhaa wacaayee Ana igu kalsoonoow Kuma dhaa wacaayee Waaan kuu dam qana yaaaaah Ana igu kalsoonoow Kuma dhaa wacaayee eeeheee Ana igu kalsoonoow ooooh Kuma dhaa wacaayee eeeheee
Sanatçı: Qare the Mask
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 3:15
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Qare the Mask hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı