qare the mask dibnaha şarkı sözleri

Heestii Dibnaha Jacaylkuu Halkuu dartaa Damqoo nabarada Kudhigeey Dab iyoo Dab iyoo Dab iyo olol baa kabaxa Dab iyoo Dab iyoo Dab iyo olol baa kabaxa Jacaylkuu Halkuu dartaa Damqoo nabarada Kudhigeey Dab iyoo Dab iyoo Dab iyo olol baa kabaxa Dab iyoo Dab iyoo Dab iyo olol baa kabaxa Dibnahaa aaaah aahaa Dibnaha hadal waan kajarey hurdana diidey aawadaa aahaa Dibnahaa aaaah aahaa Dibnaha hadal waan kajarey hurdana diidey aawadaa aahaa Adaa dawada hayee macaan aan dadab galnee hadmaad daadihin qalbigaa Adaa dawada hayee macaan aan dadab galnee hadmaad daadihin qalbigaa Dareenkuu halkuu dartaa dagoo daqarada kudhigey Dugsii Dugsii Dugsiiyoo dabin unoqoo Dareenkuu halkuu dartaa dagoo daqarada kudhigey Dugsii Dugsii Dugsiiyoo dabin unoqoo oohoo Adaaaaaan aaaah adaan kuu dabacsanoo adaan dadka kuu jeclee Adaaaaaan aaaah adaan kuu dabacsanoo adaan dadka kuu jeclee Adaa dawada hayee macaan aan dadab galnee hadmaad daadihin qalbigaa Adaa dawada hayee macaan aan dadab galnee hadmaad daadihin qalbigaa
Sanatçı: Qare the Mask
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 4:28
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Qare the Mask hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı