qare the mask kalinimo (alone) şarkı sözleri

Haku xidhin hankaagoo Weligaa dad hakaa sugin Ineey taada hiishaan Oo aay kuu hagaajiyaan Hamigaagu suu rabo Haka sugin qofkale wali Hagardaamo mooyee Hadaf kale makula rabaan Kalinimadu waa hooy Halka weeye kaliyoon Kaliyoo Hagardaamo Lagu arag Ruux ku hawlayaan jirin Hawlayaan jirin Kuu heesayaan iman Hirashana warkeed daa Warkeed daa Hamigaaga taa gali Qofkaleeto haka sugin Haka sugin Horumar kaaga raacoo Qofkalana hadaalacan Hadaalacan Kalinimadu waa hooy Halka weeye kaliyoon Kaliyoo Haisku heelin howl kale Haubaahan ruux kale Hau ooyin waligaa Hamigaaga taagali Kali nimadu Kalinimadu Kalinimadu waahooy kali nimadu Kali nimadu Kalinimadu Kalinimadu waahooy Dadku waa ul iyo diir Hadba saad udiirteey Kuu daney nayaanee Haka sugin dantaada Hamigaaga suu rabo Haka sugin qofkalee Hamigaagu suu rabo Haka sugin qofkalee Haisku heelin howl kale Haubaahan ruux kale Hau ooyin waligaa Hamigaaga taagali Kali nimadu Kalinimadu Kalinimadu waahooy Kali nimadu Kali nimadu Kalinimadu Kalinimadu waahooy Haisku heelin' howl kale Haubaahan ruux kale Hau ooyin waligaa Hamigaaga taagali Kali nimadu Kalinimadu Kalinimadu waahooy Kali nimadu Kali nimadu Kalinimadu Kalinimadu waahooy Kalinimadu waahooy Hagardaamo maleh Hankaagu muujabo Kuwaa kuwaa layoo Heelo beena kuu tumayoo Hadhageysan hadalkooda Hakasugin hor marintaada Hagardaamo mooyee eeeeeh Hadhageysan hadalkooda Kalinimadu Kalinimaduu
Sanatçı: Qare the Mask
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 3:48
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Qare the Mask hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı