qare the mask qoraal şarkı sözleri

Every time i see you baby or smile kaaga arko Jirkeeygoo dhan baa macaaneey kuu jiriricoonaya Every time i see you baby or smile kaaga arko Jirkeeygoo dhan baa macaaneey kuu jiriricoonaya Waaqiso xanuun badanee qofkastaba la ooyee Qofkii aad jeclaatey Qalbigaaga bari dagey Haduu calaf kaa qaadee Qeyrkaa u hoyatee Maxaa ka qaban kareysaa Oo ka qaban kareysaa Wax kastaba qoraal iyo Qadar eebe weeye Wax kastaba qoraal iyo Qadar eebe weeye Qoraal weeye Qadar eebe Qoraal weeye Qadar eebe Qoraal weeye Qadar eebe Qoraal weeye Qadar eebe Qalanjooy waxaan Ahayee eeh hee Niman qalad sameyenee eeh hee Waayuhu qafaasheene ne nee eeh Waqtiguna u qoob xirayeeh eeh hee Qalbigaan sanado badan Quud Caashaq uga dhigey Haduu maanta qadayoo Cidla uu qayaxan yahay Waa qadar ilaahey waa qadar ilaahey Waa qadar ilaahey Wax kastaba qoraal iyo Qadar eebe weeye Wax kastaba qoraal iyo Qadar eebe weeye Qoraal weeye Qadar eebe Qoraal weeye Qadar eebe Qoraal weeye Qadar eebe Qoraal weeye Qadar eebe Every time i see you baby or smile kaaga arko Jirkeeygoo dhan baa macaaneey kuu jiriricoonaya Every time i see you baby or smile kaaga arko Jirkeeygoo dhan baa macaaneey kuu jiriricoonaya Wax kastaba qoraal iyo Qadar eebe weeye Wax kastaba qoraal iyo Wax kastaba qoraal iyo Qadar eebe weeye Wax kastaba qoraal iyo Qadar eebe weeye Qoraal weeye Qadar eebe Qoraal weeye Qadar eebe Qoraal weeye Qadar eebe Qoraal weeye Qadar eebe
Sanatçı: Qare the Mask
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 3:06
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Qare the Mask hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı