qare the mask sax dheh şarkı sözleri

Rude boy ina the building. That is right Qare the mask ahaha Somali Finest Qaladkeey qirtee kow dheh Waa qoraal aduunee labo dheh Qaadir keen baa keenee sadex Ani aan qorsheynee afar dheh Quruxdaa qirtee qiyaas dheh Saqda dhexe habeyn kii saas dheh Aan lasoo qar waaye qaxdheh Hi Baby Adna, wax dheh? Hay rafaadine runta iisheeg Riyo been isiinee runta iisheeg Rabaan kugu dhaarshee runta iisheeg Rabaan kugu dhaarshee runta iisheeg Hay rafaadine runta iisheeg Riyo been isiinee runta iisheeg Rabaan kugu dhaarshee runta iisheeg Rabaan kugu dhaarshee runta iisheeg My love for you is real dheh Dheeldheel na maahee dhabdheh Hadalkaan aan oran run dheh Riyo riyo maahee real dheh Baby jaceyl keenaan saxdheh Seeg seegna maahee sir dheh Kuwa ka maseyr san sun dheeh Kuwa ka maseyr san sun dheeh Give me a love all night tho! Give me a kiss every time moo! Give everything I need ooh! Give me jaceyl kaa kaagoo! Adaa igu beerey love ka Keyd kiyo kuxusan xasuusta Kalgacal weyna kuu qabtaa Adeey naftu kuu bugtaa Kolqura kuna deyn kartee Macaan ila kori kal gacalka Naftana ka ilaali lugooyo Macaan ila kori kal gacalka Naftana ka ilaali lugooyo Give me a reason runta iisheeg! Hay rafaadine runta iisheeg! Riyo been isiinee runta iisheeg! Ooh beybeeh runta iisheeg Qaladkeey qirtee kow dheh Waa qoraal aduunee labo dheh Qaadir keen baa keenee sadex Ani aan qorsheynee afar dheh Quruxdaa qirtee qiyaas dheh Saqda dhexe habeyn kii saas dheh Aan lasoo qar waaye qaxdheh Hi Baby Adna, wax dheh? Give me a reason runta iisheeg! Hay rafaadine runta iisheeg Riyo been isiinee runta iisheeg! Ooh beybeeh runta iisheeg! My love for you is real dheh Dheeldheel na maahee dhabdheh Hadalkaan aan oran run dheh Riyo riyo maahee real dheh Baby jaceyl keenaan saxdheh Seeg seegna maahee sir dheh Kuwa ka maseyr san sun dheeh Kuwa ka maseyr san sun dheeh
Sanatçı: Qare the Mask
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 3:06
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Qare the Mask hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı