qare the mask talaal şarkı sözleri

Waxaad igu tallaashaa Iga taagan adhaxdoo Taahayga caashaqa Ayaa darisku toosaa Ayaa darisku toosaa Waxaad igu tallaashaa Iga taagan adhaxdoo Taahayga caashaqa Ayaa darisku toosaa Ayaa darisku toosaa Togag baa wadnaha gala Dhiig tabiye xididada Sanbabadaa hawada tuban You tuuraaya laba dhinac You tuuraaya labada dhinac Togag baa wadnaha gala Dhiig tabiye xididada Sanbabadaa hawada tuban U tuuraaya laba dhinac U tuuraaya labada dhinac Waxaan sugana waateyda Baby Adiina waataada Rabina teeyda kama dhigin Meeshaad ilaa fileysee Alla waxaan sugana Waxaan sugana waateyda Baby Adiina waataada Rabina teeyda kama dhigin Meeshaad ilaa fileysee Anigu tii alaan sugi adna towsta kugu maqan kaligeey tasoobee eeh Tiirkii caashaq waan gubey oo nacay tolnimo dumar Anigu tii alaan sugi adna towsta kugu maqan kaligeey tasoobee eeh Tiirkii caashaq waan gubey oo nacay tolnimo dumar Tabtaad ii qorsheeysiiyo Xabaashiina maan tagin Rabbina tayda kama dhigin Meeshaad ila tabeysee Tabtaad ii qorsheeysiiyo Xabaashiina maan tagin Rabbina tayda kama dhigin Meeshaad igu tabeysee Waxaan sugana waateyda Baby Adiina waataada Rabina teeyda kama dhigin Meeshaad ilaa fileysee Waxaan sugana waateyda Baby Adiina waataada Rabina teeyda kama dhigin Meeshaad ilaa fileysee
Sanatçı: Qare the Mask
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 3:49
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Qare the Mask hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı