qare the mask talo (advice) şarkı sözleri

Talo Yaah Aaaha ha This is your boy Qare AKA The Mask Aha ha Somali finest Yaaxaa Rude boy ina da building Let's go Talo Kuwa iga yar yar Talo Yeeey Kuwa hamiga leh Talo Aha Horumarka jecel Talo Thats right Talo kuwa iga yar Yaroow Talo kuwa hamiga Lahoow Talo kuwa i Taageeroow Talo talo Taladeyda qaata Caan nimadu waa wax xun Wehel malahan Dadku weey ku waalayaan Buufis kugu beerayaan Wal wal iyo buuq iyo Bad kalaad galeysaa Waad baadi yoo beysa Cidkastaa taa Cadowgaa you arkeysaa Hadaadan cilmi badan U lahayn Ceebtaadaa badaneysaa Oh my god wey badaneysaa Naftaadana Weey lumeysaa Inyar inyar U du loobeysaa Oh my god Weey halaabeeysaa Aqoon tu waxeey beertaa is fahan Isfahankuna beeraa jaceyl Jaceyl ku waxuu beeraa samir Samir kuna waxuu keenaa wadajir Aqoontu Aqoontu Waxeey beerta is fahan Maxaan dhaawac badan aan soo marey Maxaan Kadhaydoo dhaqaaqey Markaan kuwo badan An aaminey Maxeey Mugdi badan galiyeen Maxaan Murugo la ooyey Lets Kuwaa kugu mashquuli Hadalkaa wad wadi Meelkasta kudaba gali Warkaa wad wadi Kugu daba lumin Thats ok Udiyaar garoow Dunida maanta wax kasta kafilo Kaligaana maahee dadku wey kula qabaan Cadow gaagu ma badnee Cidkastaa saa sa Caaqilkaa yaraadey Caalam kaa xumaadey Xantii baa badatey Oo xaasid beey beertey Aqoon tu waxeey beertaa is fahan Isfahankuna beeraa jaceyl Jaceyl ku waxuu beeraa samir Samir kuna waxuu keenaa wadajir Aqoontu Aqoontu Waxeey beertaa is fahan Maxaan dhaawac badan aan soo marey Maxaan Kadhaydoo dhaqaaqey Markaan kuwo badan An aaminey Maxeey Mugdi badan galiyen Maxaan Murugo la ooyey Xantii baa badatey Xaasid beey beertey Xornimaa yaraatey Xurmadii dhamaatey Xaalku waa saas Adi hays xanibin Xisaabtan iyo xaasid nimo isku beerin Bari maad ogid inaad baryi doontide Baa hidaada badan cidna ha U bandhigine Rabi baa haya risiqeena qorayee Raali galintana badi Riyadaadu ha rumoowdee Talo kuwa iga yar Yaroow Talo kuwa hamiga Lahoow Talo kuwa i Taageeroow Talo talo Taladeyda qaata
Sanatçı: Qare the Mask
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 3:28
Toplam: kayıtlı şarkı sözü
Qare the Mask hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı