qare the mask wadnaheyga. şarkı sözleri

Waxaad Igu beertaa Wadnaheyga wax yee leeyey Wadnaheyga wax yeeleeyey Wal bahaar igu beeroo Waxaad Igu beertaa Wadnaheyga wax yee leeyey Wadnaheyga wax yeeleeyey Wal bahaar igu beeroo Every time i look at you Baby girl i look at you I feel fire in my heart Feel fire in my heart Caashaqu waa shey cajiiboo Culumadu daweyn karinoo Rabigii na uuntaa Na caafin karayee Na caafin Karayee Kii cilmi heleybaa Ani u casuunnoo U caleema saarnee Waxaad Igu beertaa Wadnaheyga wax yee leeyey Wadnaheyga wax yeeleeyey Wal bahaar igu beeroo Waxaad Igu beertaa Wadnaheyga wax yee leeyey Wadnaheyga wax yeeleeyey Wal bahaar igu beeroo I will give all i have Every time na waan ku daryeeli I will give you all you need Every time na waan ku daryeeli Xubiga aan kuu qabo Xaaladaha aan soo marey Xaal kooda rabaa ogee eeh Rabaa ogeee Runa wee yaane,yaane, Yaanee... I will never, i will never I will never do you wrong Girl you get my... Waxaad Igu beertaa Wadnaheyga wax yee leeyey Wadnaheyga wax yeeleeyey Wal bahaar igu beeroo Waxaad Igu beertaa Wadnaheyga wax yee leeyey Wadnaheyga wax yeeleeyey Wal bahaar igu beeroo Suuradaada Markaan Arko Oh baby Markaan arko Qalbi geygaa si noqdoo Kuligeey waan saa qaayoo Suuradaada Markaan Arko Oh baby Markaan arko Qalbi geygaa si noqdoo Kuligeey waan saa qaayoo Sunta Caashaq dareemaa Oh baby Dareemaa, Oh baby dareemaa Sunta Caashaq dareemaa Waxaad Igu beertaa Wadnaheyga wax yee leeyey Wadnaheyga wax yeeleeyey Wal bahaar igu beeroo Waxaad Igu beertaa Wadnaheyga wax yee leeyey Wadnaheyga wax yeeleeyey Wal bahaar igu beeroo Waxaad Igu beertaa Wadnaheyga wax yee leeyey Wadnaheyga wax yeeleeyey Wal bahaar igu beeroo
Sanatçı: Qare the Mask
Türü: Belirtilmemiş
Ajans/Yapımcı: Belirtilmemiş
Şarkı Süresi: 3:21
Toplam: 14 kayıtlı şarkı sözü
Qare the Mask hakkında bilgi girilmemiş.

Fotoğrafı